Dagaal goordhaw ka bilowday magaalada Kismaayo iyo xog ku aadan cida uu u dhaxeeyo

Waxaa goordhaw dagaal uu ka bilowday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, dagaalka ayaana sida aan wararka ku helnay u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo ciidamo kale oo ka amar qaata siyaasiga Cabdinaasir Seeraar . Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa ka socda Isgooska Siinay ee xaafada Farjano gaar ahaan meel ku dhaw … Continue reading Dagaal goordhaw ka bilowday magaalada Kismaayo iyo xog ku aadan cida uu u dhaxeeyo